JTI

Machadka Garsoorka oo tababar ku saabsan dambiyada Maaliyada u soo xiray 28 Garsooreyaal iyo Xeer-ilaaliyayaal isugu jiray heer Federaal iyo heer Dawlad Goboleed.

Munaasabadda xiritaanka tababbarka waxaa ka soo qaybgalay Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud iyo agaasimaha “Machadka Tababbarka Garsoorka” mudane Axmed Maxamuud Xasan

Machadka Tababbarka Garsoorka waxa uu hiigsanayaa taabbagelinta garsoor hufan ayna astaan un tahay xirfad, aqoon iyo anshax wanaag.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *