Machadka Oo Jubaland Gudoonsiiyey Manaahijta Tababbarada Garsoorka Dalka
Kismaayo, 26 July 2025 – Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jubaland Mudane Abdishakuur Sheik Mohamed Rashiid oo uu weheliyo Xeerilaaliyaha guud ee Jubaland Mudane Nuradiin Mohamed Khaliif ayaa maanta si rasmi […]
Tababbar Garsooreyaasha iyo Xeer-ilaaliyeyaasha Puntland
Garoowe, 15 Luulyo 2025: Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Sare ee Puntland, Mudane Axmed Shekh Cumar, ayaa si rasmi ah u furay tababbar socon doona muddo saddex maalmood ah oo loo […]
